Xasan Shiikh oo xariga ka jaray Madaxtooyada cusub ee KG kana warbixiyay ujeedka Safarkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Guduud soo dhoweyn diirran ugu sameeyey, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, masuuliyiin ka kala socday Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed … Continue reading Xasan Shiikh oo xariga ka jaray Madaxtooyada cusub ee KG kana warbixiyay ujeedka Safarkiisa (Sawirro)